top of page
Falanqayn - Analysis


Tubta Nabadda: Dedaallada Madaxweyne Cirro ee Xallinta Colaadaha Bariga Somaliland
Madaxweyne Cirro oo hadda sii dhammaysanaya sannadkii labaad ee xukunkii uu qabtay dhammaadkii 2024 waxa uu dedaal badan ku bixiyey sidii uu wax uga beddeli lahaa xaaladda colaadeed ee bariga Somaliland halkaas oo markii uu la wareegay tallada ahayd goob ay dagaallo sokeeye ka socdaan. Tallaabadii koowaad ee uu qaaday waxa ay noqotay qaramayntii ciidamada madaniga ah oo ahaa ciidan beeleed hub xooggan haystay, waxana ay taasi suurta gelisay in colaaddii barigu istaagto oo dag


Dib-u-qaabaynta Dhaqaalaha Somaliland: Xaqiiqada Suuqa, Xeeladaha Ganacsatada iyo Loollanka Lacagaha
Maamulka Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay isbeddello taariikhi ah oo saameyn toos ah ku yeelanaya nolosha maalinlaha ah ee bulshada, gaar ahaan habka wax-kala-iibsiga ee moobilada iyo qiimaynta rasmiga ah ee dollarka. Go'aannadan oo isugu jira kordhinta qiimaha sarrifka rasmiga ah iyo qaadista xayiraaddii saarnayd dirista dollarka ee ka yar $100, ayaa iftiiminaya xaqiiqada qadhaadh ee dhaqaalaha iyo sida suuqa madow uu uga awood badiyay nidaamkii dawladda. Guddoom


Xasaradaha Siyaasadeed ee Ingiriiska: Falanqaynta Lix Raysal Wasaare iyo Toban Sano oo Jahawareer ah
Dalka Ingiriiska ayaa noqday waddanka ugu badan ee isbeddelada hoggaanku ka dhaceen 10 kii sano ee la soo dhaafay marka la eego qaaradda Yurub. Waddankan oo sannadkii 2016 ku dhawaaqay in uu ka baxay Midowga Yurub ayaa cagaha la galay xasillooni la'aan ba'an oo dhinaca xukuumadda ah. 10 sano gudahood waxa isbeddelay lix Raysal Wasaare, halka kii toddobaad hadda la filayo in uu xilka qabto. Jahawareerkan ma aha mid ku kooban hal dhinac. Labada xisbi ee talada isu beddelay ee C
Aragti - Opinion


Ololaha Aqoonsigu Ma Qarin Karaan Gaabiska Xukuumadda Cirro?
Markii uu Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ku guulaystay doorashadii madaxtooyada ee dhammaadkii sannadkii 2024, waxa uu shacabka Jamhuuriyadda Somaliland ka helay codkii iyo kal热闹stii abid ugu badnayd ee loo muujiyo hoggaamiye cusub. Rajo weyn oo bulshadu qabtay ayaa ku dhisnayd in dalku galayo xilli cusub oo caadaalad, horumar dhaqaale iyo adkayn hay'adaha dawladnimada ah. Maanta oo ay xukuumaddiisu jirsatay ku dhawaad laba sano, waxa aan daaha laga rogi


Sooyaalka Maxamed Kaahin iyo wuxuu Kaga Duwan Yahay Musharraxiinta Kale?
Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta si rasmi ah loogu doortay in uu noqdo musharraxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye ku metelaya doorashada 2029-ka. Isaga oo noqday Musharraxii saddexaad ee xisbigan uu yeelanayo. Kaahin, ma ah shakhsi ku cusub siyaasadda Somaliland, waxa uu jirey muddo 40 sano ka badan. Waxana uu ka mid yahay saraakiishi ugu horreeyey ee bud dhigga u ahaa jabhaddii SNM. Waxa uu soo qabtay xilal kala duwan muddadii uu saxaadda ku jirey. Waxa lagu tilmaamaa in uu le


14 Sano oo Somaliland Lagu Maaweelinayo Rajada Shidaalka
Bishii August ee sannadkii 2012, shacabka Somaliland waxa la soo gudboonaatay rajo aad u sarreysa markii xukuumaddii xilligaas ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ay si rasmi ah ugu dhawaaqday in shirkadda Genel Energy oo fadhigeedu yahay magaalada London ay bilaabayso hawlgallada sahaminta iyo soo-saarista shidaalka. Ballanqaadka shirkaddu waxa uu ahaa mid degdeg ah oo la taaban karo: in qodista ceelka koowaad ee shidaalka la bilaabi doono sannadka 2014, gaar ah
Arimaha Bulshadda - Social Affairs


Musiibada Xummadda Kaneecadda ee Hargeysa, iyo Masuuliyadda Dayacan ee Xukuumadda
Xanuunka xummadda ayaa faro kulul ku haya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, isaga oo bishii ugu dambaysay soo ritay dadkii abid ugu badnaa. Geerida uu xanuunkani sababayo ayaa si weyn kor ugu kacday, waxaana ka dhashay dhimasho argagax iyo qarracan bulshada ku abuurtay. Dadka uu xanuunkani soo ridanayo ayaa si xawli ah u sii kordhaya maalin kasta, waxaana barbar socda tirada dadka u dhimanaya oo sii badanaysa. Arrimaha ugu xanuunka iyo argagaxa badan ee xummaddan h
A Gallaydh Editorial
Jun 34 min read


Siyaasadda Xafiiska: Maxaa loola colooba Shaqaalaha Kartida Badan
Goobaha shaqada qaarkood, kartidu ma keento abaalmarin—waxay kicisaa kalsooni-darro iyo coolaadin. Shaqaalaha daacadda ah ee waxqabadka leh badanaa laguma qiimeeyo hufnaantooda, balse waxaa lagu bartilmaameedsadaa shaambado sumcad-dil ah si loo wiiqo kalsoonidooda loogana hor istaago horumar ay keeni lahaayeen. Shaqo waa meel kartidda lagu cabbiro, hufnaan lagu dhiso, lana filayo in qof walba ku helo qiimihiisa. Laakiin nasiib-darro, waaqica shaqooyin badan oo ka jira Somalil
A Gallaydh Editorial
Jan 294 min read
Talobixin Siyaasadeed - Policy Briefs
Check back soon
Once posts are published, you’ll see them here.
bottom of page








